Abtiriska Beelweynta Leelkase Tanade Daarood

Hordhac

Daarood Ismaaciil waxa uu dhalay shan wiil oo isku hooyo ah waxaana wada dhashay Doonbiro Direed.

Shantaas wiil waxay kala yihiin:

  1. Maxamed Daarood – Kablalax
  2.  Xasan Daarood – Sade
  3. Xuseen Daarood – Tanade
  4. Yuusuf Daarood – Awrtable
  5. Ciise Daarood

 

Tanade Daarood oo ahaa wiilkii ugu dhexeeyay shanti wiil ee daarood waxa uu dhalay 12 wiil.

Halkaanse waxaan ku xusi doonaa 7 wiil oo maantay la garanayo meelaha ay ku noolyihiin waxayna kala yihiin :

  1. Maxamed Tanade – Aw maki
  2. Cabdi Tanade – Korshe
  3. Juus Tanade
  4. Suxuure Tanade
  5. Ceelaaye Tanade
  6. Wara-daqa Tanade
  7. Akishe Tanade

 

Maxamed Tanade Daarood waxaa ka soo farcamay shan beelood oo kala ah:

  1. Leelkase 
  2. Xawaadle 
  3. Dabarre 
  4. Gariire 
  5. Cirroole 

 

Abtiriska Beelweynta Leelkase waxa uu yahay:

  • Shucayb – Leelkase
  • Boqor Diiftire
  • Boqor Haaruun
  • Boqor Dirir
  • Boqor Cadnaan
  • Boqor Hoobaanle
  • Boqor Dirir
  • Boqor Masadaan
  • Muxammed – Aw maki
  • Tanade
  • Daarood

 

Shucayb Boqor Diiftire oo loo yaqaan LAYLKASE ama LEELKASE waxa uu dhalay Cali.

Cali Leelkase waxa uu dhalay 3 wiil oo kala ah:

  1. Haashim Cali – maalismooge
  2. Muuse Cali
  3. Maxamuud Cali

 

MUUSE CALI

Beesha Fiqi  cali waa beel kamid ah beelaha Muuse Cali, waxaana ka hadlaynaa Abtiriska beesha iyo qaab-dhismeedkeeda.

ABTIRISKA BEESHA FIQI CALI:

  • Fiqi Cali
  • Ugaas Abdirahmaan
  • Ugaas Abdullahi
  • Ugaas Aadam
  • Ugaas Abdirahman
  • Ugaas Mohamed
  • Ugaas Sakad
  • Ugaas Udneenfale
  • Sulaymaan – Abaarmooge
  • Muuse - wacle
  • Cali - Aasaanabi
  • Leelkase

 

QAAB DHISMEEDKA BEESHA FIQI CALI:

Fiqi Cali waxa uu dhalay 2 wiil oo kala ah

  1. Yuusuf Muuse
  2. Cismaan Muuse

 

  • Yuusuf Muuse Fiqi Cali waxa ka soo farcamay beesha maxamed Carab

 

  • Cismaan Muuse Fiqi Cali waxa uu dhalay 3 wiil oo kala ah:

  1. Cumar Cismaan
  2. Aadan Cismaan
  3. Idiris Cismaan

 

  • Cumar Cismaan waxa uu dhalay  Yuunis.    Yuunis waxa uu dhalay Faatax, Faataxna waxa uu dhalay Fiqi Ismaacil.

Beesha fiqi Ismaaciil waxa ay u kala baxdaa 8 jifo oo kala ah:

  1. Muuse Fiqi
  2. Maxamuud Fiqi
  3. Cali Fiqi
  4. Cumar Fiqi
  5. Cisman Fiqi
  6. Maxamed Fiqi
  7. Aw-Salaadle Fiqi
  8. Xuseen Fiqi

 

  • Aadan Cismaan waxa uu dhalay laba wiil oo kala ah:

  1. Sheikh Muumin Aadan
  2. Maxamed Aadaan

 

Shiikh Muumin Aadan (XER) waxa uu dhalay 7 wiil oo kala ah:

  1. Maxamed Muumin
  2. Xaamud Muumin
  3. Xirsi Muumin
  4. Xasan Muumin
  5. Cali Muumin
  6. Aamiin Muumin
  7. Cabdi Muumin

Maxamed Muumin waxa uu dhalay 13 wiil oo kala ah :

  1. Ebeker Maxamed
  2. Axmed Maxamed
  3. Xaaji Cali Maxamed
  4. Faarax Maxamed
  5. Isxaaq Maxamed
  6. Mansuur Maxamed
  7. Sharmaake Maxamed
  8. Ibraahim Maxamed
  9. Ismaaciil Maxamed
  10. Xuseen Maxamed
  11. Cabdi Maxamed
  12. Aadan Maxamed
  13. Nuur Maxamed

Xaamuud Muumin Aadam waxa uu dhalay 6 wiil oo kala ah:

  1. Nuur Xaamuud
  2. Maxamuud Xaamuud
  3. Barkhadle Xaamuud
  4. Aweiys Xaamuud
  5. Shamun Xaamud
  6. Mahi Xaamuud

Xirsi Muumin Aadam waxa uu dhalay 3 wiil oo kala ah:

  1. Cali Xirsi
  2. Ibraahim Xirsi
  3. Cumar Xirsi

Xasan Muumin Aadam waxa uu dhalay 3 wiil oo kala ah:

  1. Maxamed Xasan
  2. Jaamac Xasan
  3. Xildiid Xasan

Cali Muumin Aadam waxa uu dhalay:

….

Aamiin Muumin Aadam waxa uu dhalay 2 wiil oo kala h:

  1. Abuukar Aamiin
  2. Cilmi Aamiin

 

  • Maxamed Aadan waxa uu dhalay 2 wiil oo kala ah:

  1. Guuleed Maxamed
  2. Xildiid Maxamed

Guuleed Maxamed waxa uu dhalay 2 wiil oo kala ah:

  1. Maxamuud Guuleed
  2. Samatar Guuleed

Maxamuud Guuleed waxa uu dhalay:

  1. Faarax.    
Faarax waxa uu dhalay 4 wiil oo kal ah:

  1. Muuse Faarax – Cawdgale
  2. Ciise Faarax
  3. Yuusuf Faarax
  4. Shire Faarax

 

Beesha Cawdgale waxa ay u kala baxdaa shan jifo oo kala ah:

  1. Reer Nuur
  2. Reer Axmed
  3. Reer Xirsi
  4. Reer Maxamed
  5. Reer Cawad

 

 

  • Idiris Cismaan waxa uu dhalay 2 wiil oo kala ah:

  1. Xasan Idiris
  2. Cali Idiris

Beesha Reer Xasan waxay ay u kala baxdaa:

  1. Reer Xabbad
  2. Reer Geeddi Rooble

 

MAXAMUUD CALI

Beesha Maxamuud cali ee Leelkase waxay u kala baxdaa 7 beelood oo kala ah:

  1. Xirsi Maxamuud Cali
  2. Garaar Maxamuud Cali
  3. Sharmaake Maxamuud Cali
  4. Cawd Maxamuud Cali
  5. Samatar Maxamuud Cali
  6. Bahoh Maxamuud Cali
  7. Budeeye Maxamuud Cali

Halkaan Ka fiirso qaabdhismeedka BEESHA LEELKASE oo jaantuus ah



Comments